"Sannadkan Cusub Sannad Inna Khuseeya Maaha Caawa Laga Bilaabo 11 Habeen Nimo Waa In Hotelada La Xidhaa,Laamaha Amnigana..." Wasiir Sheekh Khaliil

0
Sunday December 31, 2017 - 15:14:39 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Sannadkan Cusub Sannad Inna Khuseeya Maaha Caawa Laga Bilaabo 11 Habeen Nimo Waa In Hotelada La Xidhaa,Laamaha Amnigana..." Wasiir Sheekh Khaliil

    Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil ayaa si adag uga hadley in loo dabbaal dego curashada sannadka cusub ee miilaadiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil ayaa si adag uga hadley in loo dabbaal dego curashada sannadka cusub ee miilaadiga.





Wasiirka ayaa digniin culus u direy in ay hotellada u ogolaadaan in lagu dhigo xaflad lagu soo dhaweynayo curashada sannadka cusub ee 2018-ka.






 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip