Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Gaadhi Jid-gooyo Loo Galay Iyo Dabar-goyn Lagu Hayo Xayawaanka Diinka Ee Gobolkaasi

0
Tuesday January 02, 2018 - 14:54:41 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Gaadhi Jid-gooyo Loo Galay Iyo Dabar-goyn Lagu Hayo Xayawaanka Diinka Ee Gobolkaasi

    Ceerigaabo-(Caalami-News)-Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa maanta ka hadley gaadhi rakaab ah oo dhawaan jidgooyo loogu galay magaalada Ceerigaabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo-(Caalami-News)-Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa maanta ka hadley gaadhi rakaab ah oo dhawaan jidgooyo loogu galay magaalada Ceerigaabo.




Sidoo kale waxaa uu ka hadley dabar goyn lagu hayo xayawaanka Diinka ee ku nool gobolka Sanaag,kaasi oo dhawaan la sheegey in lagu iibsanayo lacago badan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip