Dawladda Maraykanka Oo Soomaaliya Guddoonsiisay Baabuur Aan Xabbadu Karin [DAAWO SAWIRRO]

0
Tuesday January 09, 2018 - 20:59:27 in Wararka
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Maraykanka Oo Soomaaliya Guddoonsiisay Baabuur Aan Xabbadu Karin [DAAWO SAWIRRO]

    Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa maanta laguddoonsiiyey Baabuur nooca aan xabbu karin ah. Wasiirka gaashaan dhiga Soomaaliya Mud. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta guddoomay 6 gaadhi oo ah nooca aan Xabadda Karin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa maanta laguddoonsiiyey Baabuur nooca aan xabbu karin ah. Wasiirka gaashaan dhiga Soomaaliya Mud. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta guddoomay 6 gaadhi oo ah nooca aan Xabadda Karin.


Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa gaadiidkan ugu deeqday dowlada Somalia waxaana munaasabad kooban oo uu Wasiirku ku guddoomayay Gaadiidkaasi lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya taasoo ay goob joog ka ahaayeen wafdi ka socda dowlada Mareykanka.

Sawirro








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip