[Daawo Sawirro]: Roobab Waaweyn Oo Sababay Dhimasho Badan Oo Kudhuftay Gobol Kamid Ah Maraykanka.

0
Wednesday January 10, 2018 - 11:23:27 in Wararka
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo Sawirro]: Roobab Waaweyn Oo Sababay Dhimasho Badan Oo Kudhuftay Gobol Kamid Ah Maraykanka.

    Roob xoogan oo ka da'ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go'o sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa weyn iyo dhoobo iswata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roob xoogan oo ka da'ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go'o sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa weyn iyo dhoobo iswata


Deegaanada hada musiibadu ka dhacday aa ahaa dhulkii uu dabku ka kacay bishii hore , daadadkan xoogan iyo dhagxaan buuraha kasoo daatay ayaana jaray in kabadan 30km oo ka mid ah jidka wayn ee halbawlaha u ah gobolka California ee dalka Maraykanka .

Inta la xaqiijiyay 13-qof ayaa ku dhintay daadakan iyo dhul go’a ka dhacay gobolka California, waxaana jira dad badan oon wali kooxaha gurmadka aysan ku heyn nolol iyo geeri, waxaana la saadaalinayaa in khasaaraha intan uu kasii bato.

Waxaa socda howlgalo loogu gurmanayo dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay musiibadan, waxaana kooxaha gurmadka ay soo bad baadiyeen dad badan oo ku go’doomay guryhaooda oo soo dumay.

Mike Eliason oo ah afhayeenka waaxda dabdamiska ee deegaanka Barbara County. ayaa sheegay in jidadka kusoo daateen dhagxaan waa weyn oo buuraha kasoo dumay sidoo kale guryaha qaar ayba soo dumeen aas aaskooda.






At least 13 people have been killed in Southern California mudslides and that number is likely to increase as rescue workers comb through the debris, Santa Barbara County Sheriff Bill Brown told a news conference on Tuesday. Rough Cut (no reporter narration).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip