[Halkan Ka Daawo]:-Maayar Soltelco Oo Diiday In Uu Ka Hadlo Khilaaf La Sheegey In Uu Dhaxeeya Isaga Iyo Xoghayaha Fulinta Ee Dowlada Hoose Ee Caasimada

0
Thursday January 11, 2018 - 15:04:09 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 58
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Daawo]:-Maayar Soltelco Oo Diiday In Uu Ka Hadlo Khilaaf La Sheegey In Uu Dhaxeeya Isaga Iyo Xoghayaha Fulinta Ee Dowlada Hoose Ee Caasimada

    Hargeysa-(Caalami-News)-Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa si kooban uga hadle warar sheegaya in uu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa si kooban uga hadle warar sheegaya in uu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale.




Maayerka oo shirjaraa'id ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa mar ay warbaahintu arrinkaasi wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland in uu jiro khilaaf ka dhaxeeyo isaga iyo Xoghayaha Fulinta.


Xog-hayaha fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari la,yahay maayarka oo uu Dowladdii hoose ka dhigay shirkad uu isagu leeyahay waa sidda uu Xoghaye Cali sheegaye.




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip