[Daawo Sawirro]: Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga Oo Heshiis Muhiim Ah Kala Sexeexday.

0
Friday January 12, 2018 - 20:29:47 in Wararka
  • Visits: 58
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo Sawirro]: Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga Oo Heshiis Muhiim Ah Kala Sexeexday.

    Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guleed (Khadar) iyo dhigiisa dalka Turkiga ayaa maanta ku kala saxiixday Magaalada Ankara heshiis ku saabsan iskaashiga Ganacsiga labada dawladood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guleed (Khadar) iyo dhigiisa dalka Turkiga ayaa maanta ku kala saxiixday Magaalada Ankara heshiis ku saabsan iskaashiga Ganacsiga labada dawladood.



Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxa kuwehelinayey 13 xubnood oo ka socda Saddex iyo toban wasaaradood iyo afar wasiir oo uu ugu horeeyo Wasiirka Cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).


Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga si Ganacsiga Soomaaliya loo gaadhiisyo Yurub iyo Asia, sidoo kale Turkiga waxay qaadan doonaan oo Suuq u yeeli doonaan Khayraadka Somalia sida Kaluumaysiga, Beeraha iyo Xoolaha.

Sida uu qorayo heshiiskan Turkiga waxay iibsan doonaan Muuska, Liinta la qalajiyay, Sisinta iyo Kalluunka Somalia.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip