[Halkan Ka Akhriso]:-Shirkadda TELESOM Oo Macaamiisheeda u Fududeysey Nidaamka Isku Beddelka Lacagaha Shilinka Somaliland Iyo Lacagta Dollarka

0
Thursday March 29, 2018 - 15:26:34 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Akhriso]:-Shirkadda TELESOM Oo Macaamiisheeda u Fududeysey Nidaamka Isku Beddelka Lacagaha Shilinka Somaliland Iyo Lacagta Dollarka

    Hargeysa-(Caalami-News)-Shirkada Telesom waxay ugu bushaareyneysaa dhamaan Macaamiisheeda in ay ka heli karaan adeega sarifka Lacagaha ,Sariflayaasha kala duwan ee ka ganacsada isku sarifka lacagaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Shirkada Telesom waxay ugu bushaareyneysaa dhamaan Macaamiisheeda in ay ka heli karaan adeega sarifka Lacagaha ,Sariflayaasha kala duwan ee ka ganacsada isku sarifka lacagaha.





Si aad u sarifato lacag doolar ah oo aad u hesho SLSH fadlan garaac *377*Number-ka Sariflaha*Lacagta#.

Si aad u sarifato SLSH oo aad u hesho Doolar fadlan garaac *277*Number-ka Sariflaha*Lacagta#.

Ka sarifo Lacagtaada sariflaha aad Macaamilo leedihiin





 

 

 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip