[Halkan Ka Daawo]:-Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Oo Su'aalo Ku Boobey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Jawaabihii Uu Ka Bixiyey

0
Saturday March 31, 2018 - 14:28:41 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Daawo]:-Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Oo Su'aalo Ku Boobey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Jawaabihii Uu Ka Bixiyey

    Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha Somaliland ayaa qasriga madaxtooyada su'aalo tiro badan kaga jawaabey su'aalo ay weydiiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha Somaliland ayaa qasriga madaxtooyada su'aalo tiro badan kaga jawaabey su'aalo ay weydiiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka.




Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan la qaatay shir-guddoonka labada gole qaran ee guurtida & wakiillada iyo xisbiyada mucaaridka ah, waxaana uu kulankani daarranaa sidii qaran ahaan mawqif midayan looga yeelan lahaa tallaabooyinka ay dawladda Soomaaliya muddooyinkan dambe kaga soo horjeedsatay maal-gashiga iyo horumarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay.




Madaxweynuhu isagoo si taxadar leh ula socda hagar-daamooyinka iyo tallaabooyinka horumar nacaybka ah ee ay Soomaaliya qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo dimuqraaddiyadda ka hana qaadday ku diiddan tahay, waxa uu shir-guddoonka iyo xubnaha xisbiyada mucaaridka ah metelayey ku lafo-gureen kulankaasi sidii arrimaha soo kordhay isku duubni iyo wada-jir ummadeed loogu qaabili lahaa, isla markaana loo dhawri lahaa midnimada shacabka iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland.





 

 

 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip