[Wareysi Kulul DAAWO]:-"Xukuumaddayda Dheeli Kuma Jiro, Beelahana Si Siman Ayaan Ugu Qeybiyey..", Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Laga Qaadey Wareysi Kulul

0
Wednesday April 11, 2018 - 13:25:30 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wareysi Kulul DAAWO]:-"Xukuumaddayda Dheeli Kuma Jiro, Beelahana Si Siman Ayaan Ugu Qeybiyey..", Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Laga Qaadey Wareysi Kulul

    Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo wareysi gaar ah siinaayey telefiishanka Universal Tv ayaa ka hadlay ugu horeynba xaaladda dalka oo uu ku tilmaamay in ay wanaagsan tahay in abaaro ah oo jira mooyaane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo wareysi gaar ah siinaayey telefiishanka Universal Tv ayaa ka hadlay ugu horeynba xaaladda dalka oo uu ku tilmaamay in ay wanaagsan tahay in abaaro ah oo jira mooyaane.




Madaxwayne Muuse oo wax laga weydiiyey xukuumadda uu soo dhisay in ay tahay mid shacabka Somaliland raalli ka wada yahay ayaa sheegay in 100% aanay cid walbaba raalli ka noqoneyni xukuumadda uu soo dhisay.

 


Muuse Biixi oo wax laga weydiiyey musuqmaasuqa ayaa sheegay in weli musuqmaasuq jiro dunida meel walba uun ka jiro xalka loo hayaana uu yahay oo qudha in lala dagaalamo – Biixi waxa uu intaasi ku daray in musuqa Somaliland ka jira uu sabab u yahay fakhriga oo ku xoogan dalka Somaliland.

 

Halkan ka daawo wareysiga oo dhammeystiran



 

 

 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip