[XAASAASI]:-Hagardaamooyinka Ay Xukuumadaha X.KULMIYE Ku Hayaan Shirkadda TELESOM Iyo Shirkadda Oo Noqotay Shirkaddii Ugu Horreysay Ee Dunidda Ku Soo Kordhisey Adeegga.... [Q.9-aad]

0
Wednesday April 11, 2018 - 14:00:28 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XAASAASI]:-Hagardaamooyinka Ay Xukuumadaha X.KULMIYE Ku Hayaan Shirkadda TELESOM Iyo Shirkadda Oo Noqotay Shirkaddii Ugu Horreysay Ee Dunidda Ku Soo Kordhisey Adeegga.... [Q.9-aad]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkaddii ugu horreysay ee dunidda ku soo kordhisay adeegga sarrifka lacagaha ee moobayladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkaddii ugu horreysay ee dunidda ku soo kordhisay adeegga sarrifka lacagaha ee moobayladda.





Adeeggan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee guud ahaan dalka laga hirgaliyo, waana nidaamyo casir ah oo dadka meel fog-fog jooga u suurto gelinayey in ay si fudud ku haleen adeegyada iyo lacagaha ay ubbaahan yihiin.


 

Guddoomiyaha shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom Md. #Cabdikariin_Maxamed_Iid oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixiyey adeegan ay shirkaddu soo kordhisay iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshadda.



Shirkadda TELESOM ayaa tan markii la aas-aasey sannadkii 1995-kii bulshadda reer Somaliland ku soo kordhiyey horumar iyo adeegyo munaafacaad u leh bulshada.


Geesta kale xukuumadihii kala dambeeyey ee xisbiga KULMIYE ayey madaxda shirkadda TELESOM ku eedeeyeen in ay curyaaminayaan horumarka shirkadda TELESOM


 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip