[War Deg-Deg Ah]:-Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid Oo Sheegey In Aanu Muran Gali Karin Boos Xildhibaannimo Oo Uu Banneeyey Allaha Ha u Naxariistee Ibraahim Kacaan [+Muuqaal]

0
Monday April 16, 2018 - 13:52:12 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg-Deg Ah]:-Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid Oo Sheegey In Aanu Muran Gali Karin Boos Xildhibaannimo Oo Uu Banneeyey Allaha Ha u Naxariistee Ibraahim Kacaan [+Muuqaal]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Siyaasi Xusseen Axmed oo ka mid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa si adag u difaacey in uu xaq u leeyahay in uu buuxiyo jagada golaha wakiilada Somaliland oo uu banneeyey xildhibaan Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyoodey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Siyaasi Xusseen Axmed oo ka mid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa si adag u difaacey in uu xaq u leeyahay in uu buuxiyo jagada golaha wakiilada Somaliland oo uu banneeyey xildhibaan Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyoodey.




Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley muran ay xukuumadu galisay booskiisa xildhibaan nimo ee golaha wakiilada

 

 

 

Xussen ayaa sheegay in aanu filaneen in ay noqoto xildhibaan nimadiisu mid muran gasha , waxaana uu sheegay in ay hore golaha wakiilada xildhibaano ka badan 20 mudane ay boos banaanadey ay galeen wax muran ahina aanu ka dhalanin , balse ay isweydiintu tahay sababta tiisa muranka loo galinaayo

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




 

 

 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip