Wiil Dhallinyarro Reer Somaliland Ah Oo Madaxweyne Muuse Ku Tilmaamey LOCAL Oo Xukun Ciqaabeed Xabsi Lagu Ridey Maanta

0
Monday April 16, 2018 - 16:00:06 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Dhallinyarro Reer Somaliland Ah Oo Madaxweyne Muuse Ku Tilmaamey LOCAL Oo Xukun Ciqaabeed Xabsi Lagu Ridey Maanta

    Hargeysa-(Caalami-News)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay Maxamed Kayse Bigeeye oo ah wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay Maxamed Kayse Bigeeye oo ah wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland ah.



Maxamed Kayse Bigeeye Maxamuud ayaa ay maxkamaddu sheegtay inuu xadhigan ku mutaystay inay ku heshay inuu ceebayn u gaystay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Qoraalka lagu haysto oo ah mid Facebook uu soo dhigay Maxamed ayaa ah mid uu ku Sheegay in madaxwaynuhu yahay "local.”

 

Geesta kale bulshada Somaliland ayaa baraha lagu kulmo si layaab leh arrintan ugu falanqeeyey iyagoo qaarkood ay ka maadsadeen halka kuwo kalena ay ku tilmaameen cabudhin iyo cago juglayn.

 

 

 




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip