Hargeysa:-"Boqor Buur-madow Ha La Xidho Waa Qaran Dumise, Madaxweyne...." Xildhibaan Nac-nac

0
Tuesday April 17, 2018 - 14:56:42 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:-"Boqor Buur-madow Ha La Xidho Waa Qaran Dumise, Madaxweyne...." Xildhibaan Nac-nac

    Hargeysa-(Caalami-News)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor Buurmadow oo uu sheegay in hadalo lidi ku ah Somaliland uu kajeediyey munaasibad dhaqan oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor Buurmadow oo uu sheegay in hadalo lidi ku ah Somaliland uu kajeediyey munaasibad dhaqan oo ka dhacdey magaalada Carmo ee maamulka Puntland.



Xildhibaanka ayaa sheegay in boqorka sida ugu dhakhsaha badan loo xidho, waxaana uu ku tilmaamey nin qaran dumis ah.





 

 

 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip