"Xisbiga WADDANI Kama Soo Horjeedo Horumarka Berbera, Ee Wuxuu Ka Soo Horjeedaa XARAASHKA Berbera, Saleebaan-Gaal, Muuse Iyo Siilaanyo Midna..…" Guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO [+Muuqaal]

0
Saturday May 05, 2018 - 13:33:49 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xisbiga WADDANI Kama Soo Horjeedo Horumarka Berbera, Ee Wuxuu Ka Soo Horjeedaa XARAASHKA Berbera, Saleebaan-Gaal, Muuse Iyo Siilaanyo Midna..…" Guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO [+Muuqaal]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera uu goob fagaare ah khudbad uga jeediyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera uu goob fagaare ah khudbad uga jeediyey




Gudoomiyaha ayaa khudbadiisan ugu horeyn shacabka reer Saaxil iga mahad celiyey codadkii ay doorashadii madaxtooyada siyeen xisbiga Waddani .

 

 

 

Ciro ayaa sidoo kale carabka ku dhuftey in isaga iyo xisbiga Waddani toona aanu ka soo hor jeedin in Berbera la maal gashado balse uu ka soo hor jeedo in Berbera la xaraasho , waxaan uu mar kale ka digay khatarta ka dhalan karta saldhiga Imaaraadka ee Berbera oo uu ka digay in uu Noqdo jeel dadka lagu ciqaabo

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan






 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip