[Halkan Ka Daawo]:-Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Hadley In Dabbaal-degga Xuska 18-ka May Oo Ay Xukuumadda KULMIYE Sannadkan Hore-u-Soo Dhigtey

0
Sunday May 06, 2018 - 16:14:55 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Daawo]:-Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Hadley In Dabbaal-degga Xuska 18-ka May Oo Ay Xukuumadda KULMIYE Sannadkan Hore-u-Soo Dhigtey

    Hargeysa-(Caalami-News)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadley xuska 18-ka May ee sannadkan oo ay xukuumadda KULMIYE sannadkan hore u soo rartey, sababo la xidhiidha bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadley xuska 18-ka May ee sannadkan oo ay xukuumadda KULMIYE sannadkan hore u soo rartey, sababo la xidhiidha bisha barakeysan ee Ramadaan.



Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI  oo maanta qaybo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa muhiimadda ay 18-ka May u leedahay bulshada reer Somaliland iyo sababihii ay ku timid.






 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip