"Gurigii Lagaga Dhawaaqey Somaliland Waxaa Lagu Iibiyaa Khamriga, Annagu Ma Aqbaleyno In 18-ka May Hore Loo Soo Rararo"Shacabka Reer Burco

0
Sunday May 06, 2018 - 16:24:39 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Gurigii Lagaga Dhawaaqey Somaliland Waxaa Lagu Iibiyaa Khamriga, Annagu Ma Aqbaleyno In 18-ka May Hore Loo Soo Rararo"Shacabka Reer Burco

    Hargeysa-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in shacabka magaaladaasi ay si adag uga hadleen in hore loo soo raro xuska maalinta 18-ka May.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in shacabka magaaladaasi ay si adag uga hadleen in hore loo soo raro xuska maalinta 18-ka May.




Dadweynaha ku nool magaalada Burco ayaa si adag uga soo horjeestay in xuska maalinta 18-ka may loo bedelo 15-ka may, waxaanay sheegeen in aanay arrintaa marnaba aqbalayn.






Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip