Wararkii Udanbeeyey Ee Deegaanka Tuka-raq Oo Shalay Dagaal Culusi Kadhacay + Gurmad Xoogan Oo Soogaadhaya Labada Ciidan. [Faah-Faahin]

0
Wednesday May 16, 2018 - 10:10:17 in Wararka
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Udanbeeyey Ee Deegaanka Tuka-raq Oo Shalay Dagaal Culusi Kadhacay + Gurmad Xoogan Oo Soogaadhaya Labada Ciidan. [Faah-Faahin]

    Tuka-raq(Caalaminews): Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo xog-ogaalka oo ka agdhow deegaanka Tuka-raq ayaa sheegaya in saaka ilaa xalay Gurmadyo xoogan oo ka kala tagaya magaalooyin kala duwan ay soo gaadheen jiidaha hore ee Dagaalka deegaanka Tuk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuka-raq(Caalaminews): Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo xog-ogaalka oo ka agdhow deegaanka Tuka-raq ayaa sheegaya in saaka ilaa xalay Gurmadyo xoogan oo ka kala tagaya magaalooyin kala duwan ay soo gaadheen jiidaha hore ee Dagaalka deegaanka Tukaraq ay ku dagaalamayaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.




Deegaanka Tuko-raq waxa shalay kadhacay dagaal qadhaadh oo gabalku isugu dhacay labada ciidan iyadoo dagaalkaasina uu kadhashay khasaare baahsan oo dhimasho iyo dhaawacba leh iyadoo labada dhinac midba dhankiisa u sheeganayo guulo uu ka gaadhay dagaalka shalay kadhacay gobolka Sool balse aan ilaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin karin khasaaraha dhabta ah ee kadhacay halkaasi.





Goobaha lagu dagaalamay shalay ayaa saaka lasoo sheegayaa in a xoogaa degantahay balse ay suurto gal tahay xili kaste ay rasaastu kabaxdo qoryaha sababtoo ah ciidamada oo is hor fadhiya islamarkaana helaya gurmad farabadan oo isaga imanaya meelo badan.



Caalaminews/Laascaanood




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip