[AKHRISO]:-Goobaha Ay Ku Kala Sugan Yihiin Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

0
Wednesday May 16, 2018 - 11:05:03 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AKHRISO]:-Goobaha Ay Ku Kala Sugan Yihiin Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

    Tuko-rraq-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Tuko-rraq ee gobolka Sool ayaa sheegyaa in saaka deegamadaasi laga maqlayo rasaas goos-goos ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuko-rraq-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Tuko-rraq ee gobolka Sool ayaa sheegyaa in saaka deegamadaasi laga maqlayo rasaas goos-goos ah.





Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan deegaanka Tuko-rraq ee gobolka Sool iyadoona hubka culus iyo madaafiicda goobta ay labada dhinac saaka isku ridayaan sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey.

 


Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland ayaa isku hor fadhiya duleedka galbeed ee deegaanka Tuko-rraq, dhanka bari ee laamiga iyo dhanka deegaanka Gambara ama aagga Higlada. 



Saddexdaasi goobood ayaa saaka waxaa ka dhacaysa rasaas goos goos ah iyadoona labada dhinac ay isku garaacayaan hubka culus mana jirto cid faahfaahin ka bixisay khasaaraha maanta.



 

 

 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip