[Halkan Ka Daawo]:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Iyo Wasiirro Gaadhey Magaalada Laascaanood Oo Ku Waajahan Deegaanka Tuko-rraq

0
Wednesday May 16, 2018 - 16:31:10 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Daawo]:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Iyo Wasiirro Gaadhey Magaalada Laascaanood Oo Ku Waajahan Deegaanka Tuko-rraq

    Laascaanood-(Caalami-News)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ay la socdaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo Biyaha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Tukaraq. oo maantii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Soamliland iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaanood-(Caalami-News)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ay la socdaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo Biyaha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Tukaraq. oo maantii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Soamliland iyo kuwa Puntland.





Masuulyiintan ayaa duleedka magaalada Tukaraq oo dhinaca Garoowe xigta kula Hadley warbaahinta isla markaana ciidamada Somaliland ku bogaadiyey guulihii ay shalay ka gaadheen dagaalkii ay la galeen ciidamada Puntland.




 

 

 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip