[RAMADAAN MUBARAK]: Waxa Laga Codsanayaa Dadka Khayrka Jecel In Ay Kaqayb Qaataan Barnaamijka AFURI-WALAALKAA Ee Ay Waddo Dalladda Talo-Wadaag.

0
Sunday June 03, 2018 - 13:16:42 in Arrimaha Bulshada
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [RAMADAAN MUBARAK]: Waxa Laga Codsanayaa Dadka Khayrka Jecel In Ay Kaqayb Qaataan Barnaamijka AFURI-WALAALKAA Ee Ay Waddo Dalladda Talo-Wadaag.

    Dallada TALO-WADAAG waxay daah furtay barnaamijka afuri walalkaa kasoo loogu tala galay dadka masakiintaa in lagu afuriyo inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan Hadaba cid kasta oo khayrka jecel wxn kacodsayaan inay kasoo qayb qataan barnamijka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dallada TALO-WADAAG waxay daah furtay barnaamijka afuri walalkaa kasoo loogu tala galay dadka masakiintaa in lagu afuriyo inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan Hadaba cid kasta oo khayrka jecel wxn kacodsayaan inay kasoo qayb qataan barnamijkaa kuna cawiyaan walaalohood wixii ay awoodaan

Walaalka khayrka jecel iyo walaasha khayrka jecel waxa loogu baaqayaa in ay labaxaan sadaqo ay ku caawinayaan walaalahooda muslimiinta ah ee aan iyagu haysanin wax ay ku afuraan ama ku ciidaanba maalinta farxadda ciidda.


Fadlan kaga qayb qaado wixii tabarrucaad ah ee aad awooddo, hayaraysan sadaqada Nebigu waxa uu yidhi Naxariis iyo nabadgeliyo korkiisa ha ahaatee: Naarta iska xigsiiya haba ahaate jeex timireedna. halkaa waxa aan kagaran karnaaa in aanay sadaqadu lahayn yaraysi.





kuhagaaji wixii aad awoddo walaal number-ada hoos kuqoran.


+252-634690928 ama 252-634045677







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip