Tababarihii Qaranka Spain Oo Shaqadii Laga Eryey Iyadoo Berri Ay Dalka Ruushka Kafurmayaan Ciyaaraha Koobka Dunidu.

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:00:52 in Wararka
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababarihii Qaranka Spain Oo Shaqadii Laga Eryey Iyadoo Berri Ay Dalka Ruushka Kafurmayaan Ciyaaraha Koobka Dunidu.

    Xidhiidhka kubadda cagta dalka Spain ayaa go'aansaday iney shaqada ka eryaan Julen Lopeteguila maalin uun ka hor baabashada koobka caalamka iyadoo laba maalmood ka hor kulankooda ugu horeeya wareega group-yada ee ay la ciyaarayaan Portugal..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidhiidhka kubadda cagta dalka Spain ayaa go'aansaday iney shaqada ka eryaan Julen Lopeteguila maalin uun ka hor baabashada koobka caalamka iyadoo laba maalmood ka hor kulankooda ugu horeeya wareega group-yada ee ay la ciyaarayaan Portugal..




Sheekadaan layaabka leh ayaa ka dambeysay kadib marki wax ka yar 24-saacadood ka hor loo magacaabay macalinka badali doona Zinedine Zidane, arrintaan ayeyna dhabar jab u arkeen xiririka kubadda cagta Spain.

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta SpainbLuis Rubiales ayaa la filayay inuu qeyb ka noqon doono shirweynaha FIFA ee maanta lagu qabanayay magaalada Moscow ee dalka Russia halkaas oo ay ku kulmayaan madaxda xidhiidhada a kubadda cagta ee hoos yimaada ururka ugu weyn kubadda cagta.

"Waxaa nalagu qasbay inaan ka takhalusno tababaraha qaranka. Waxaan u rajeyneynaa nasiibka ugu weyn” ayuu yidhi Rubiales oo ka hadlayay shirka jaraa’id ee lagu ceyriyay tababaraha qaranka.


Caalaminews/SportNews



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip