Dowladda Somali Oo Mamnuucday In Dalka La Keeno Baaruudda Carruurta Ku Ciyaaraan Xilliga Ciidda

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:12:10 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somali Oo Mamnuucday In Dalka La Keeno Baaruudda Carruurta Ku Ciyaaraan Xilliga Ciidda

    Muqdisho-(Caalami-News)-War ka soo baxay maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la mamnuucay soo dejinta agabka Baaruudda ee carruurta isticmaalaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Caalami-News)-War ka soo baxay maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la mamnuucay soo dejinta agabka Baaruudda ee carruurta isticmaalaan.




Sidoo kale Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa mamnuucday in la soo dajiyo agabka carruurta ku ciyaaraan ee qoryaha u qaab eeg.

 


Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warqadan ku saxiixnaa, ayaa sheegay in dhamaan Hay’addaha ay ku socoto arrintaan laga doonaayo in la dhaqangeliyo.

 



Ganacsatada soo dajisa qalabka baaruuda iyo qoryaha u qaab eeg ee Carruurta ku ciyaaraan, ayaa wuxuu sheegay in laga doonaayo dalka inaysan dib u dambe u keenin qalabka noocaasi oo kale ah.

 




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip