Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Xilalkii Ka Qaaday Agaasimayaasha Nabad SuggiDda Iyo Sirdoonka

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:22:33 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Xilalkii Ka Qaaday Agaasimayaasha Nabad SuggiDda Iyo Sirdoonka

    Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Agaasimayaasha Hay'adaha PSS iyo PIA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Agaasimayaasha Hay'adaha PSS iyo PIA.





Xeer Madaxweyne Lr. 71 June 13 2018, kuna saabsan Xilka Qaadid Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA.

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland

 

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

 

Markuu arkay: Muhiimadda ay leeyihiin Hay’adaha amniga.

 

Markuu tixgaliyey: Talo soojeedinta Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta

 

Wuxuu Xeeriyey:

 

  1. Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PIA ka qaaday Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo).
  2. Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PSS ka qaadayCabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).
  3. Xeerkaniwuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip