[War Deg-Deg Ah]:-Maamulka Puntland Oo Amaray In Hawada Laga Saaro Talefishinka Qaranka Somaliland

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:27:58 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg-Deg Ah]:-Maamulka Puntland Oo Amaray In Hawada Laga Saaro Talefishinka Qaranka Somaliland

    Garoowe-(Caalami-News)-Wasaaradda Warfaafinta ee maamul gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe-(Caalami-News)-Wasaaradda Warfaafinta ee maamul gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.




Qoraalka laguma faah-faahin arrimaha keenay in shirkadda DSAT amarkaan la siiyo, balse waxaa lagu soo koobay, sababa jira awgood, in TV-ga Somaliland looga saarayo Sanduuqa kannaalada ee DSAT,waxaana go’aankan saamaynaya keliya ah dadweynaha ku nool degaannada Puntland oo aan hadda wixii ka dambeeya fursad u heli doonin daawashada TV-ga qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka akhriso

No automatic alt text available.


 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip