[War-saxaafadeed]:-Maamulka Jaamacadda Camuud Oo Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga UCID Ka Caydhiyay Jaamacaddaasi Iyo Sababta Looga Eryey

0
Wednesday June 13, 2018 - 15:35:51 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War-saxaafadeed]:-Maamulka Jaamacadda Camuud Oo Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga UCID Ka Caydhiyay Jaamacaddaasi Iyo Sababta Looga Eryey

    Borama-(Caalami-News)-Mas'uuliyiinta Jaamacadda Camuud ee magaalada Borama ayaa maanta jaamacadda ka caydhiyey mas'uul ka tirsan xisbiga UCID.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama-(Caalami-News)-Mas'uuliyiinta Jaamacadda Camuud ee magaalada Borama ayaa maanta jaamacadda ka caydhiyey mas'uul ka tirsan xisbiga UCID.




Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa gabi ahaanba waa laga eryay Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, Cabdinaasir ayaa wuxuu ahaa sannadka labaad ee kuliyada shareecada.

 

Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa ahaa guddoomiye ku-xigeenka xisbigga mucaaridka ah ee UCID.

 

 

Qoraal ay soo saareen madaxda sare ee Jaamacadda Camuud ayaa waxa lagu sheegay in Cabdinaasir Maxamuud Xasan laga eryay Jaamacadda Camuud ka dib markii uu warbaahinta ka caayay madaxda Jaamacadda.



 

Halkan hoose ka akhriso:

Image may contain: text

No automatic alt text available.


 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip