Hargeysa:-Sheekh Mustafe Oo Farriin Waano Ah Hawada u Mariyey Dr.Gabboose [+MUUQAAL]

0
Wednesday June 27, 2018 - 14:26:38 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:-Sheekh Mustafe Oo Farriin Waano Ah Hawada u Mariyey Dr.Gabboose [+MUUQAAL]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun ayaa waxaa uu maanta kalmado ka jeediyey Furitaanka Cisbitalka Haldoor oo ah cisbitaal casri ah oo magaalada Hargeysa uu ka hir galiyey Dr Maxamed Cabdi Gaboose .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun ayaa waxaa uu maanta kalmado ka jeediyey Furitaanka Cisbitalka Haldoor oo ah cisbitaal casri ah oo magaalada Hargeysa uu ka hir galiyey Dr Maxamed Cabdi Gaboose .




Sh Mustafe ayaa alle cisbitalkaasi uga baryey in uu noqdo mid umada Soomaaliyeed Anfaca , Dr Gaboose-na ku amaaney da daalka uu muujiyey

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




 

 

 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip