[War-bixin]:-Dagaal Culus Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Mar Kale Ka Qarxo Tuke-rraq Iyo Diyaar Garowga Dagaal Oo Laga Dareemayo Deegaankaasi

0
Thursday June 28, 2018 - 11:24:24 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War-bixin]:-Dagaal Culus Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Mar Kale Ka Qarxo Tuke-rraq Iyo Diyaar Garowga Dagaal Oo Laga Dareemayo Deegaankaasi

    Tuko-rraq-(Caalami-News)-Hay'adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal mar kale dhex mari kara Somaliland iyo maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuko-rraq-(Caalami-News)-Hay'adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal mar kale dhex mari kara Somaliland iyo maamulka Puntland.




Warbixinta ayaa qortay in labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland ay ciidan badan ku soo daabulayaan meel u dhow dhulka lagu dagaalamayo ee Tukaraq.

 

Maamul gobolleedka Puntland ayaa albaabada ka xidhay waan-waan ay Qaramada Midoobay wadday, Halkan hoose kaga boggo wararkii ugu dambeeyay.



 




Caalaminews/Hargeysa

 

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip