[TOOS U DAAWO]:-Dabbaal-degga Xuska 1-da Luulyo Oo Immika Ka Socda Stadium-ka Koonis Ee Magaalada Muqdisho

0
Sunday July 01, 2018 - 14:09:33 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOOS U DAAWO]:-Dabbaal-degga Xuska 1-da Luulyo Oo Immika Ka Socda Stadium-ka Koonis Ee Magaalada Muqdisho

    Muqdisho-(Caalami-News)-Waxaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis ee degmada C/casiis ka socota Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo, waxaana ka qeyb galayaa kumanaan ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Caalami-News)-Waxaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis ee degmada C/casiis ka socota Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo, waxaana ka qeyb galayaa kumanaan ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.



Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada gole ee Somaliya.


Kooxaha kala duwan ee Fanaaniinta ayaa ku sugan, sidoo kale Ciidamada kala duwan ee qalabka sida ayaa ka qeyb galaya.




Toos u daawo Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo.



 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip