[World Cup Russia 2018]:-Xulka France Oo Iska Xaadiriyey Finalka Koobka Adduunka, Kaddib Markii Uu Dhuulka Ku Jiiday Xulka Belgium-ka [+MUUQAAL Iyo SAWIRRO]

0
Wednesday July 11, 2018 - 12:52:35 in Wararka by Ahmed M.
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [World Cup Russia 2018]:-Xulka France Oo Iska Xaadiriyey Finalka Koobka Adduunka, Kaddib Markii Uu Dhuulka Ku Jiiday Xulka Belgium-ka [+MUUQAAL Iyo SAWIRRO]

    Muqdisho-(Caalami-News)-Xulka France ayaa Is Geeyay Finalka Koobka Adduunka, Kadib Markii Uu Dhuulka Ku Jiidhay Xulka Belgium.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Caalami-News)-Xulka France ayaa Is Geeyay Finalka Koobka Adduunka, Kadib Markii Uu Dhuulka Ku Jiidhay Xulka Belgium.





Xulka Qaranka France ayaa usoo baxay finalka Koobka Adduunka kadib markii ay 10- kaga badiyeen xulka Belgium, Umtiti ayaa ahaa geesiga ciyaarta, isaga ayaana guusha gacanta u geliyay xulka France kadib markii uu madax ku dhaliyay kubad uu Greizmann kasoo qaaday koornada.

Xulka Belgiumka ayaa ciyaar loo riyaaqo soo bandhigay qeybta hore ee ciyaarta, balse France ayaa la wareegtay qeybta labaad iyadoona ilaashaday shabaqeeda.







Samuel Umtiti ayaa noqday geesiga xulka France kadib marii uu dhaliyay goolka kaliya ee uu xulkiisu ku garaacay Belgium isla markaana ay ugu soo baxeen finalka koobka aduunka.


 

 

France ayaa hadda diirada saari doona kulanka finalka koobka aduunka oo ay la ciyaari doonaan midkii habeen danbe soo baxa England iyo Croatia. Xulka qaranka France ayaa si cajiib ah uga soo gudbay imtixaanadii ay soo mareen waxayna hadda diyaar u yihiin in ay koobka aduunka hantaan markii labaad





France ayaa hadda sugaysa cidii soo baxda England iyo Coatia oo caawa isku dhaarsan.

Caalaminews/Muqdisho
Info@caalaminews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip