Madaxweyne Biixi Oo U Sacabo Tumay Heshiiska Dhex Maray Dalalka Itoobiya Iyo Ereteriya

0
Wednesday July 11, 2018 - 13:21:55 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo U Sacabo Tumay Heshiiska Dhex Maray Dalalka Itoobiya Iyo Ereteriya

    Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa u sacabo tumay heshiiska nabadeed ee dhex maray wadamada Itoobiya iyo Ereteriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa u sacabo tumay heshiiska nabadeed ee dhex maray wadamada Itoobiya iyo Ereteriya.






Madaxweyne Biixi, oo qoraal kooban ku baahiyay twitterkiisa, wuxuu sheegay in isbedelkaasi yahay mid taariikheed, "Jamhuuriyadda Somaliland waxay bogaadinaysaa oo ay u sacabo tumaysaa in Itoobiya iyo Ereteriya wada jir u saxeexeen nabad, heshiis saaxiibtinimo oo ay ku dhawaaqeen in xaaladii dagaal dhammaatay.” Ayuu yidhi Madaxweyne Biixi oo intaas raaciyay, "Waa talaabo taariikhi ah oo tusaale ah. Waxay ka qayb qaadanaysaa degenaanshaha iyo nabadda guud ahaan gobalka Geeska Afrika.”

 

 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip