[AUN]:- Madaxii Hore Ee Hay'adda Bisha Cas Soomaaliya Oo Geeriyooday

0
Wednesday July 11, 2018 - 13:25:45 in Wararka by Ahmed M.
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AUN]:- Madaxii Hore Ee Hay'adda Bisha Cas Soomaaliya Oo Geeriyooday

    Muqdisho-(Caalami-News)-Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Xarunat dalka Kenya ku geeriyooday Madaxii hore ee Hay'adda Bishas Soomaaliya Axmed Maxamed xasan(Foodcade).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Caalami-News)-Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Xarunat dalka Kenya ku geeriyooday Madaxii hore ee Hay'adda Bishas Soomaaliya Axmed Maxamed xasan(Foodcade).



Dr Foodcade,ayaa ka mid ahaa Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ka ahaa dalka,waxa uuna muddo fog madax ka ahaa Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya.

Magalada Nairobi ayuu ugu geeriyooday Xanuun muddo haayey sida ay  xqiijiyeen Eheladiisa,


Marxuumka geeryooday waxa uu xilkaas uu qabtay Sanadkii 1972,isaga oo haayey mudo 30 Sano ah.

Qaar ka mid ah siyaasiyiin xilal ka soo qabtay dalka iyo Madaxda Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Axmed Maxamed Xasan(Foodcade).

Hay’adda uu ka howlgeli jiray ee Bisha Cas ayaa Soomaaliya waxa ay ka fulisaa Gargaar Caafimaad oo lacag la’aan ah.


Caalaminews/Muqdisho
Info@caalaminews.com

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip