Mudaaharaad Ballaadhan Oo Ka Dhashey Canshuurta Baraha Bulshada Lagaga Cabanayo Oo Magaalada Kampala Maanta Ka Dhacay

0
Wednesday July 11, 2018 - 13:57:32 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaaharaad Ballaadhan Oo Ka Dhashey Canshuurta Baraha Bulshada Lagaga Cabanayo Oo Magaalada Kampala Maanta Ka Dhacay

    Kampala-Ugandha-(Caalami-News)-Booliiska dalka Uganda ayaa adeegsaday sunta dadka ka ilmaysiisa iyo xabbado ay hawada u rideen si ay ukala eryaan mudaaharaad aan waynayn oo ay dadku ku diidan yihiin canshuurta lagu soo rogay baraha ay bulshadu ku xid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kampala-Ugandha-(Caalami-News)-Booliiska dalka Uganda ayaa adeegsaday sunta dadka ka ilmaysiisa iyo xabbado ay hawada u rideen si ay ukala eryaan mudaaharaad aan waynayn oo ay dadku ku diidan yihiin canshuurta lagu soo rogay baraha ay bulshadu ku xidhiidhaan, sida ay ku soo warramayso weriyaha BBC-da ee magaalada Kampala Catherine Byaruhanga.







Uganda



 

Waxay sheegtay in booliisku ay isku dayeen in ay xidhaan Robert Kyagulany oo ah xildhibaan iyo fannaan hogaaminayay mudaaharaadka, balse wuxuu maareeyay in uu ka baxsado.

Wariye dhanka kaameerada ah ayaa sawirkan soo dhigay Twitter-kiisa.

 

Everyone at the social media march has dispersed after police dispersed live bullets and tear gas


 

 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip