[AKHRISO]:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Qoraal Lagu Fasaxay Xildhibaanada

0
Wednesday July 11, 2018 - 20:07:03 in Wararka by Ahmed M.
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AKHRISO]:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Qoraal Lagu Fasaxay Xildhibaanada

    Muqdisho-(Caalami-News)-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Caalami-News)-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo Bisha September ee socota,iyadoo qoraal lagu ogeysiiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya .

Qoraalka loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sidoo kale waxaa la ogeysiiyay Golaha Wasiirada,Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warka Qoraalka:-





Caalaminews/Muqdisho
Info@caalaminews.com

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip