Dawladda Maraykanka Oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya..Akhri Faah-Faahin

0
Thursday July 12, 2018 - 13:35:56 in Wararka
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Maraykanka Oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya..Akhri Faah-Faahin

    Muqdisho(Caalaminews): Dawladda Mareykanka ayaa maalintii shalay safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya, kadib markii uu shaqada ka tagay safiirkii hore ee Mareykanka u joogay Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(Caalaminews): Dawladda Mareykanka ayaa maalintii shalay safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya, kadib markii uu shaqada ka tagay safiirkii hore ee Mareykanka u joogay Soomaaliya

.




Trump ayaa usoo magacaabay Donald Yamamoto in uu noqdo Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya, waxaana la filayaa safiirka la magaacabay in dhawaan Muqdisho yimaado si warqadaha aqoonsiga looga


Donald Yamamoto ayaa madax ka ahaa xafiiska Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka, waxaa uu sidoo kale horay u soo noqday safiirka Mareykanka fadhiya dalalka Itoobiya iyo Djibouti .



Safiirkii hore ee dowlada Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya Stephen Schwartz, ayaa dhoor bil kahor shaqada ka tagay, waxaana la sheegay in Diblumaasigan isku dhaceen Madaxweyne Donald Trump.


Caalaminews/Muqdisho
info@caalaminews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip