[FAAH-FAAHIN]: Ra'iisal Wasaaraha Somalia Oo Kulan Laqaatay Boqorka Dalka Sucuudiga.

0
Wednesday October 10, 2018 - 16:09:54 in Wararka
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [FAAH-FAAHIN]: Ra'iisal Wasaaraha Somalia Oo Kulan Laqaatay Boqorka Dalka Sucuudiga.

    Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Md Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Sacuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Md Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Sacuud.






Ra’iisul wasaare Khayre iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa.


Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya madaxda Bangiga horumarinta Islaamka oo ay ka wada hadlayaan horumarka dhaqaalaha Soomaaliya, maal-gelinta iyo dib-u-habaynta ballaadhan ee lagu sameeyay hannaanka maamulka maaliyadda dalka Soomaaliya.




Caalaminews/Riyaadh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip