Agagaarka Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka La Xidhey Iyo Waxa Soo Kordhey

0
Thursday October 11, 2018 - 09:31:32 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agagaarka Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka La Xidhey Iyo Waxa Soo Kordhey

    Hargeysa-(Caalami-News)-Guud ahaan saaka waxaa xidhan waddooyinka gala madaxtooyada Somaliland, waxaana laga dareemey badiba goobaha ka ag-dhow madaxooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Guud ahaan saaka waxaa xidhan waddooyinka gala madaxtooyada Somaliland, waxaana laga dareemey badiba goobaha ka ag-dhow madaxooyada.




Shacabka magaalada Hargeysa ayaa saaka ku waabaristey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan .



Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maantamadaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Balaadhinta ay dekada Berbera ku sameyn doonto shirkada Dp World taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenku




Waxaana xafladan ka qeyb gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip