Ilhaan Cumar Oo Noqotay Gabadhii Uhorraysay Ee Soomaaliyad Ah Oo Kamid Noqotay Koongareeska Maraykanka [Akhriso Faah-Faahin]

0
Wednesday November 07, 2018 - 08:36:11 in Wararka
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilhaan Cumar Oo Noqotay Gabadhii Uhorraysay Ee Soomaaliyad Ah Oo Kamid Noqotay Koongareeska Maraykanka [Akhriso Faah-Faahin]

    Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka.




Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka.



1. Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ah

2. Muddo afar sano ayay ku nooleyd xerada qaxootiga ee Dhadhaab

3. Waxay Maraykanka tagtay iyadoo 12 sano jir ah

4. Eryada Ingirriska ee ay taqaanay markii ay Maraykanka gaartay waxay ahaayeen "salaanta'' iyo ''aamus'' oo kali ah

5. Waxay noqotay qofkii Soomaaliga ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Maraykanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip