[Deg-Deg]: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada Maamulkaasi...

0
Wednesday November 07, 2018 - 21:41:05 in Wararka
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg-Deg]: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada Maamulkaasi...

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheeikh Aadan ayaa xilka iska casilay kaddib markii maanta uu kulamo magaalada Baydhabo kula qaatay mas'uuliyiin uu kamid yahay wasiirka arrimmaha gudaha dowladda Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheeikh Aadan ayaa xilka iska casilay kaddib markii maanta uu kulamo magaalada Baydhabo kula qaatay mas'uuliyiin uu kamid yahay wasiirka arrimmaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya.


Shariif Xasan ayaa iscasilaaddiisa ka sheegay shir jaraa’iid uu maanta ku qabtay magaalada Baydhabo.



Shariif Xasan ayaa xilka si ku meelgaar ah ugu wareejiyay guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cabdul qaaadir Shariif Sheekhuna oo sii hayn doono xilkaasi ilaa laga soo doorto madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeelan doono.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip