[Deg-Deg]: Xabaal Wadareed Lagu Aasay Boqolaal Qof Oo Laga Helay Xadka Udhexeeya Qoromada Iyo Soomaalida.

0
Friday November 09, 2018 - 10:14:32 in Wararka
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg-Deg]: Xabaal Wadareed Lagu Aasay Boqolaal Qof Oo Laga Helay Xadka Udhexeeya Qoromada Iyo Soomaalida.

    Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen xabaal wadareed ay ku jiraan labo boqol oo may, taas oo ku taalla xadka u dhaxeeya Oromada iyo deegaanka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen xabaal wadareed ay ku jiraan labo boqol oo may, taas oo ku taalla xadka u dhaxeeya Oromada iyo deegaanka Soomaalida.



Boqollaal kun oo ruux ayaa ka barakacay rabshado horay uga dhacay halkaas.

Warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in xabaasha la helay intii la waday tacaddiyo lagu eedeeyay in uu gaystay madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.



Booliiska gacanta kulul ee Liyuu Booliiska loo yaqaanno ayaa lagu eedeeyay in ay gaysteen dilalkaas ka dhacay inta u dhaxaysa Oromada iyo Soomaalida dalka Itoobiya, waxayna lagu soo warramayaa in ay si toos ah uga amar qaadan jireen madaxweynaha.

Booliiska ayaa isku dayaya in ay aqoonsadaan 200 ee mayd.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip