Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xilalkii Ugu Muhiimsanaa Qaranka Kutaxay In Suldaan Wada Xukumo Iyo Dheeli Badan Oo Kamuuqda Xagga Saamiga.

0
Wednesday November 14, 2018 - 01:08:33 in Wararka
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xilalkii Ugu Muhiimsanaa Qaranka Kutaxay In Suldaan Wada Xukumo Iyo Dheeli Badan Oo Kamuuqda Xagga Saamiga.

    Markii Ugu Horeysay Taariikh-da Somaliland waxaa isku hal beel noqdey masuulyiin sar sare oo xilal ka haya xukuumada talada dalka haysa , sidoo kale-na ay isku hal beel noqdaan madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadu .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii Ugu Horeysay Taariikh-da Somaliland waxaa isku hal beel noqdey masuulyiin sar sare oo xilal ka haya xukuumada talada dalka haysa , sidoo kale-na ay isku hal beel noqdaan madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadu .

Xukuumadan uu madaxweyne Muuse Biixi madaxweynaha ka noqdey waxaa isku beel kaliya kasoo jeeda masuulyiintii ugu badneyd uguna miisaanka cusleyd , kuwaas oo ku magacaaban digreetada madaxweyne Biixi iyo Digreeda madaxweynihii ka horeeyey oo aanu xilka ka qaadin madaxweyne Biixi markii uu talada lawareegay sannad kahor , waxaana masuulyiintaas ka mid ah

  1. Madaxweynaha Somaliland
  2. Wasiirka Maaliyada Somaliland
  3. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland
  4. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland
  5. Wasiirka Warfaafinta Somaliland
  6. Wasiirka Gadiidka Somaliland
  7. Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland
  8. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka
  9. Garyaqaanka Guud Ee Dalka
  10. Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland
  11. Mareeyaha Dekada Berbera


liiska masuuliyiinta halkan kamuuqda keliya waxa weeye xilalka ugu miisaanka culus ee xukuumadda balse haddii la eego inta masuul ee digeerto madaxweyne kumagacaaban ee kasoo jeeda beesha madaxweynaha waxa ay tiro ahaan kudhow yihiin 60 masuul, taasi oo loo fasiran karo in uu madaxweyne Muuse Biixi xukuumadiisa kusoo koobay in suldaan wada xukumo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip