Hargeysa:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay'adda Barakacayaasha [+SAWIRRO]

0
Monday November 19, 2018 - 14:01:00 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay'adda Barakacayaasha [+SAWIRRO]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay'adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay'adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland.



Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumadda Somaliland.


Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 5 people, people standing, shoes and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and shoes

Image may contain: car, sky, house and outdoor

 






 

 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip