[DAAWO SAWIRRO]: Diyaarad Rakaab Oo Loo Adeegsaday Dab-damis Ahaan.

0
Friday November 23, 2018 - 22:35:32 in Wararka
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DAAWO SAWIRRO]: Diyaarad Rakaab Oo Loo Adeegsaday Dab-damis Ahaan.

    Diyaarad rakaab oo nuuceedu yahayBoeing 737 ayaa markii ugu horeesay loo adeegsaday dabdamis ahaan, waxa ayna arintan timid kadib markii dab xoogan oo daminteedu adkaaday qabsaday gobol katirsandalka Australia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad rakaab oo nuuceedu yahayBoeing 737 ayaa markii ugu horeesay loo adeegsaday dabdamis ahaan, waxa ayna arintan timid kadib markii dab xoogan oo daminteedu adkaaday qabsaday gobol katirsandalka Australia


Diyaaradan rakaabka oo la casriyeeyay ayaa ka qeyb qaadatay daminta dab xoogan oo ka holcayay gobolka New South Wales ee dalka Australia, waxaana daminta dabkan ku guul dareestay gawaarida dabdamiska iyo diyaarado kale oo loo adeegsaday.


Masuuliyiin katirsan dowlada Australia ayaa sheegay in diyaaradan loo badelay dabdamiska ay qaadi karto in kabadan 15,000 liitar oo ah biyaha dab damiska loo isticmaalo, waxa ay sidoo kale qaadi kartaa in ka badan 60-ruux oo dabdamiska ka shaqeeya.



Diyaaradan dabdamiska loo adeegsaday ayaa qeyb weyn ka qaadataydaminta dab halis ku hayay dekadda Stephens, oo 150km woqooyiga ka xigta magaalada Sydney, waxaana dabkaasi uu cagta mariyay dhul gaaraya 1,500 oo hektar.

120519-F-EI671-001




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip