Xisbiga UCID Oo Ka Walaac Ka Muujiyey In Beesha Caalamku Ka Jeedsato Somaliland "Haddii Doorashooyinku Ku Dhici Waayaan 2019-ka Ay Dunidu Somaliland Way Ka Jeedsaneysaa…"

0
Tuesday December 04, 2018 - 14:59:59 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID Oo Ka Walaac Ka Muujiyey In Beesha Caalamku Ka Jeedsato Somaliland "Haddii Doorashooyinku Ku Dhici Waayaan 2019-ka Ay Dunidu Somaliland Way Ka Jeedsaneysaa…"

    Hargeysa-(Caalami-News)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu soo bandhigay walaac beesha caalamku ka qabto dib u dhaca doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu soo bandhigay walaac beesha caalamku ka qabto dib u dhaca doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.



Waxaanu sheegay xisbiga UCID in haddii doorashooyinku ku dhici waayaan sannadka dambe ay si weyn hoos ugu dhacayo xidhiidhkii somaliland iyo beesha caalamku.


Halkan hoose ka DAAWO

 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip