Nuxurka Kulan Naadir Ah Oo Saraakiil Maraykan Ahi La Qaateen Hoggaamiyaha Dalka Eritrea

0
Tuesday December 04, 2018 - 15:13:26 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Naadir Ah Oo Saraakiil Maraykan Ahi La Qaateen Hoggaamiyaha Dalka Eritrea

    Asmara,Ereteria-(Caalami-News)-Saraakiil sare oo Maraykan ah ayaa kulan naadir ah la yeeshay hoggaamiyaha Eritrea oo faquuq caalami ah wajahayay cunaqabataynna ay saarnayd wixii ka horreeyay muddooyinkan dambe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asmara,Ereteria-(Caalami-News)-Saraakiil sare oo Maraykan ah ayaa kulan naadir ah la yeeshay hoggaamiyaha Eritrea oo faquuq caalami ah wajahayay cunaqabataynna ay saarnayd wixii ka horreeyay muddooyinkan dambe.



Xoghayaha Maraykanka u qaabilsan Afrika Tibor Nagy ayaa la kulmay madaxweyne Isaias Afwerki, booqashadiisa ayaana ku soo aadaysa iyadoo isbadallo waawayn ay gobolka ka dhacayaan ka dib markii ay soo idlaatay colaadda dhex taallay Eritrea iyo Itoobiya.

 

Wasiirka warfaafinta ee Eritrea ayaa Twitterka soo dhigay kulanka.




 

President Isaias Afwerki received today US Assistant Secretary for Africa, Tibor Nagy, to discuss bilateral & regional issues of mutual interest. Pre. Isaias underlined Eritrea's readiness for constructive engagement to foster warm ties of cooperation with US in various sectors


Cunaqabataynnada ayaa Eritrea saaray 2009, waxaana lagu eedeeyay in ay taageerto malayshiyada Al Shabaab.

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa Nagy ugu baaqday in uu booqashada u isticmaalo arrimaha xuquuqda aadanaha ee aadka u liita.



 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip