Wiil 7 Sanno Jir Oo Sannad Gudihii Kusameeyey Lacag 22 Malyan Oo Dollar Ah..[Akhriso Sababta]

0
Wednesday December 05, 2018 - 10:02:05 in Wararka
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil 7 Sanno Jir Oo Sannad Gudihii Kusameeyey Lacag 22 Malyan Oo Dollar Ah..[Akhriso Sababta]

    Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay sanadkan barta Youtube sida ay qortay majalladda Forbes.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay sanadkan barta Youtube sida ay qortay majalladda Forbes.

Ryan ayaa ka sare maray dadka Youtube-ka caanka ka ahaa sida ninka lagu magacaabo Jake Paul kaasoo uu ka sareeyay lacag dhan nus malyuun dollar.

Waxaa kaalinta seddexaad soo galay Dude Perfect, isagoo hela lacag dhan $20 milyan dollar.

Wiilkan oo la weydiiyay sababta kanaalkiisa ay caruurta u jecelyihiin ayaa sheegay inuu madadaaliyo ayna ka heleen majaajiladiisa.

Sanadkii 2015-kii ayuu kanaalkiisa sameeyey wiilkan yar muuqaalada qaarna waxaaba la daawaday 26 milyan oo jeer, waxaana ku xiran 17.3 milyan oo qof.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip