Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Waraaqaha Aqoonsiga Kaguddoomay Safiirka Somalia Uqaabilsanaan Doona Dalkaasi..[DAAWO SAWIRRO]

0
Wednesday December 05, 2018 - 16:12:55 in Wararka
  • Visits: 33
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Waraaqaha Aqoonsiga Kaguddoomay Safiirka Somalia Uqaabilsanaan Doona Dalkaasi..[DAAWO SAWIRRO]

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u magacaabay Duqii hore ee magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo safiirka cusub ee dowlada Soomaaliya u fadhinaya dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u magacaabay Duqii hore ee magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo safiirka cusub ee dowlada Soomaaliya u fadhinaya dalka Kenya.


Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya wakiilka uga noqonaya dalka Kenya Maxamuud Axmed Tarsan.


Safiirka cusub ee Kenya u fadhiya Soomaaliya Tarsan ayaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta gaarsiiyay dhambaal salaan ah uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.


Duqii hore ee magaalada Muqdisho ayaa kamid ahaa safiiro dhawaan magacawday dowlada Soomaaliya, Tarsan ayaana inta aan xilka safiirka Kenya loo magacaabin kamid ahaa lataliyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip