Taliyihii Hawl-gelinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday [Akhriso Faah-Faahin]

0
Thursday December 06, 2018 - 16:24:09 in Wararka
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Hawl-gelinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday [Akhriso Faah-Faahin]

    Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl-galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag (Ganay ) , oo xilkan hayey in muddo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl-galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag (Ganay ) , oo xilkan hayey in muddo ah





Taliyaha Booliska Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkan u magacaabey Mas’uul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip