[AKHRISO]:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Durba Soo Saaray Awaamiir Ex-madaxweyne Gaas Ka Nixiyey

0
Tuesday January 08, 2019 - 16:09:31 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AKHRISO]:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Durba Soo Saaray Awaamiir Ex-madaxweyne Gaas Ka Nixiyey

    Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqadii ugu horeeyey ee uu qabto ka dhigay inuu soo saaro amar culus oo la xidhiidha wax isdabamarin xiliga kala guurka iyo hanaanka maaliyadda maamulka Punt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqadii ugu horeeyey ee uu qabto ka dhigay inuu soo saaro amar culus oo la xidhiidha wax isdabamarin xiliga kala guurka iyo hanaanka maaliyadda maamulka Puntland.



Madaxweyne Deni ayaa soo saaray wareegtadii ugu horreysay, isla=markaana waxaa uu joojiyay wax kasta oo kharashaad ku saabsan oo ka baxaya akoonada hay’addaha dowliga ah ee Puntland illaa amar dambe.

AKHRISO



 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip