Dad Ku hintay Dibadbaxyo Ka Socda Dalka Suudaan

0
Thursday January 10, 2019 - 12:24:10 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ku hintay Dibadbaxyo Ka Socda Dalka Suudaan

    Suudaan-(Caalami-News)- Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Omdurman oo u dhaw magaalada caasimadda ee Khartuum.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suudaan-(Caalami-News)- Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Omdurman oo u dhaw magaalada caasimadda ee Khartuum.




 

Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku codsanayaan inay helaaan ‘caddaalad iyo xoriyad’. Booliska ayaa suntan dadka ka ilimeeysiisa ku kala eryay dadka bannaanbaxayay.


 

Dhakhaatirta ku sugan Suudaan waxay sheegeen in ugu yaraan 6 qof ay qabaan dhawaacyo rasaas isla markaasna hadda ay daweynayaan.

 

Waxaa jiraa warar kale oo sheegayo in toogasho ay ka dhacday isbitaalka ugu weyn ee aaggaasi.



Tiro dad ah ayaa ku dhintay tan iyo markii dibadbaxyada ka bilawdeen Suudaan

Copyright: Reuters
Image caption: Tiro dad ah ayaa ku dhintay tan iyo markii dibadbaxyada ka bilawdeen Suudaan.


Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo oo shalay ka dh


 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip