Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Kulan Deg-deg Ah La Qaatay Golihiisa Wasiirada [+SAWIRRO]

0
Thursday January 10, 2019 - 14:42:33 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Kulan Deg-deg Ah La Qaatay Golihiisa Wasiirada [+SAWIRRO]

    Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 January waxa uu si rasmi ah u Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda ee maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe-(Caalami-News)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 January waxa uu si rasmi ah u Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda ee maamulka Puntland.





Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

 


Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa horumarka Puntland.

 



Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa isbarashada Madaxeynaha cusub ee Puntland Saciif Deni iyo Golaha Wasiirada maamulkaasi


 



Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip